Xaakinnada 16:20 KQA

20 Markaasay ku tidhi, Samsoonow, reer Falastiin waa ku hayaan. Kolkaasuu hurdadiisii ka soo toosay, oo wuxuu yidhi, Sidii mararkii kale ayaan bixi doonaa oo isgilgili doonaa. Laakiinse isma uu ogayn in Rabbigu ka tegey isaga.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:20 macnaha guud