Xaakinnada 16:28 KQA

28 Markaasuu Samsoon Rabbiga baryay, oo yidhi, Sayidow, Rabbiyow, waan ku baryayaaye, i xusuuso, oo waan ku tuugayaaye, markan keliya xoog ii yeel, Ilaahow, si aan reer Falastiin haddiiba uga magdhowdo labadaydii indhood.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 16

arki Xaakinnada 16:28 macnaha guud