Xaakinnada 17:12 KQA

12 Markaasuu Miikaah quduus ka dhigay kii reer Laawi, oo ninkii dhallinyarada ahaana wuxuu Miikaah u noqday wadaadkiisii, oo gurigii Miikaah ayuu joogay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 17

arki Xaakinnada 17:12 macnaha guud