Xaakinnada 18:1 KQA

1 Waagaas reer binu Israa'iil boqor ma ay lahayn; oo qabiilkii reer Daan waxay wakhtigaas doonayeen dal dhaxal u ah oo ay degaan; waayo, ilaa maalintaas dhaxal kama ay helin qabiilooyinka reer binu Israa'iil.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 18

arki Xaakinnada 18:1 macnaha guud