Xaakinnada 18:10 KQA

10 Markaad tagtaan waxaad u tegi doontaan dad ammaan ah, oo dalkuna waa ballaadhan yahay; waayo, Ilaah gacantuu idiin geliyey, oo waa meel aan waxba looga baahnayn waxa dhulka laga helo oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 18

arki Xaakinnada 18:10 macnaha guud