Xaakinnada 18:12 KQA

12 Markaasay baxeen oo degeen Qiryad Yecaariim oo ku taal Yahuudah; sidaas daraaddeed meeshaas waxay u bixiyeen Maxaneh Daan, oo ilaa maanta waa la yidhaahdaa; oo waxay ka dambaysaa Qiryad Yecaariim.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 18

arki Xaakinnada 18:12 macnaha guud