Xaakinnada 18:29 KQA

29 Oo magaaladii magaceediina waxay u bixiyeen Daan, oo waxay ku sammiyeen magicii awowgood Daan, kii u dhashay Israa'iil; habase yeeshee magaalada magaceedu wuxuu markii hore ahaa Layish.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 18

arki Xaakinnada 18:29 macnaha guud