Xaakinnada 19:11 KQA

11 Oo markay Yebuus ku soo dhowaadeenna maalintii horay u badatay; markaasaa midiidinkii wuxuu sayidkiisii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, kaalay oo aynu ku leexanno magaaladan reer Yebuus oo aynu u hoyanno.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:11 macnaha guud