Xaakinnada 19:19 KQA

19 Weliba dameerahayaga waa loo hayaa caws iyo cuntoba; oo kibis iyo khamrina waa u diyaar aniga iyo gabadhaada addoonta ah, iyo weliba ninka dhallinyarada ah ee nala socda annagoo addoommadaada ah, haddaba wax loo baahan yahay ma jiraan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:19 macnaha guud