Xaakinnada 19:30 KQA

30 Oo kulli wax alla wixii arkayba waxay yidhaahdeen, Maalintii ay dalka Masar ka soo baxeen ilaa maantadan la joogo reer binu Israa'iil laguma samayn, lagumana arag, shuqul caynkan ah; haddaba bal ka fiirsada, oo ka tashada, oo ka hadla.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:30 macnaha guud