Xaakinnada 19:8 KQA

8 Oo haddana maalintii shanaad ayuu aroor hore u kacay inuu tago; markaasaa gabadha aabbeheed ku yidhi, Waan ku baryayaaye iska raaxayso, oo iska joog ilaa gelinka dambe, oo labadoodiiba wax bay wada cuneen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 19

arki Xaakinnada 19:8 macnaha guud