Xaakinnada 2:12 KQA

12 Wayna ka tageen Rabbigii ahaa Ilaahii awowayaashood oo iyaga ka soo bixiyey dalkii Masar, oo waxay raaceen ilaahyo kale, kuwaasoo ahaa ilaahyadii dadkii iyaga ku wareegsanaa, wayna u sujuudeen; oo Rabbigana way ka xanaajiyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 2

arki Xaakinnada 2:12 macnaha guud