Xaakinnada 2:9 KQA

9 Oo waxay ku aaseen dalkii uu dhaxalka u helay oo ahaa Timnad Xeres, oo ku tiil dalkii buuraha lahaa oo reer Efrayim, oo xagga woqooyi ka xigta buurta Gacash.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 2

arki Xaakinnada 2:9 macnaha guud