Xaakinnada 20:18 KQA

18 Markaasay reer binu Israa'iil kaceen, oo waxay tageen Beytel, oo Ilaah bay talo weyddiisteen. Oo waxay yidhaahdeen, Yaa reer Benyaamiin marka hore noogu duulaya? Markaasaa Rabbigu wuxuu ku yidhi, Reer Yahuudah ha u horreeyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 20

arki Xaakinnada 20:18 macnaha guud