Xaakinnada 20:33 KQA

33 Markaasay raggii reer binu Israa'iil oo dhammu ka kaceen meeshoodii, oo waxay dagaal isugu diyaariyeen Bacal Taamaar; oo raggii gaadmada ahaa oo reer binu Israa'iilna waxay ka soo yaaceen meeshoodii, taasoo ahayd duurka Gibecaah.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 20

arki Xaakinnada 20:33 macnaha guud