Xaakinnada 20:36 KQA

36 Sidaas daraaddeed reer Benyaamiin waxay arkeen in la jebiyey, waayo, reer binu Israa'iil waxay meel u banneeyeen reer Benyaamiin, maxaa yeelay, waxay isku halleeyeen raggii qarsoonaa ee ay Gibecaah gaadmada u geliyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 20

arki Xaakinnada 20:36 macnaha guud