Xaakinnada 20:48 KQA

48 Oo raggii reer binu Israa'iil haddana way ku soo noqdeen reer Benyaamiin, oo waxay ku laayeen seef magaaladii oo dhan, iyo xoolihii, iyo wixii ay heleen oo dhanba; oo weliba magaalooyinkii ay heleen oo dhanna dab bay qabadsiiyeen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 20

arki Xaakinnada 20:48 macnaha guud