Xaakinnada 21:12 KQA

12 Markaasay dadkii Yaabeesh Gilecaad degganaa ka soo heleen afar boqol oo gabdhood oo dhallinyar oo wada bikrado ah, oo aan weligood ninna la seexan; oo waxay iyagii keeneen xeradii Shiiloh, taasoo ku tiil dalka reer Kancaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 21

arki Xaakinnada 21:12 macnaha guud