Xaakinnada 21:21 KQA

21 oo bal eega, haddii ay gabdhaha reer Shiiloh u soo baxaan inay cayaaraan, de markaas ka soo baxa beeraha canabka ah, oo nin kastaaba naag ha ka qabsado gabdhaha reer Shiiloh, oo markaas waxaad la tagtaan dalka reer Benyaamiin.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 21

arki Xaakinnada 21:21 macnaha guud