Xaakinnada 21:24 KQA

24 Oo reer binu Israa'iilna markaasay halkaas ka tageen. Oo nin waluba wuxuu tegey qabiilkiisii iyo xaaskiisii, oo halkaas intay ka tageen ayaa nin waluba wuxuu u kacay dalkiisii dhaxalka ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 21

arki Xaakinnada 21:24 macnaha guud