Xaakinnada 21:8 KQA

8 Oo waxay isku yidhaahdeen, Qabiilooyinka reer binu Israa'iil qabiilkee baan Rabbiga Misfaah ugu iman? Oo bal eeg, midnaba xeradii shirka ugama iman reer Yaabeesh Gilecaad oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 21

arki Xaakinnada 21:8 macnaha guud