Xaakinnada 3:20 KQA

20 Markaasaa Eehuud u yimid isagii; oo isna wuxuu keligiis fadhiyey qowladdii uu ku laydhsan jiray, markaasaa Eehuud wuxuu ku yidhi, Waxaan farriin kaaga wadaa Ilaah. Markaasuu ka soo kacay kursigiisii.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 3

arki Xaakinnada 3:20 macnaha guud