Xaakinnada 4:16 KQA

16 Laakiinse Baaraaq wuxuu eryooday gaadhifardoodkii iyo ciidankii ilaa Xaroshed tii Quruumaha; oo Siiseraa ciidankiisii oo dhan waxaa lagu laayay seef, oo xataa nin keliyuhu kama hadhin.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 4

arki Xaakinnada 4:16 macnaha guud