Xaakinnada 4:3 KQA

3 Oo reer binu Israa'iilna waxay u qayshadeen Rabbiga, waayo, ninkaasu wuxuu lahaa sagaal boqol oo gaadhifardood oo bir ah, oo kaasu labaatan sannadood buu reer binu Israa'iil aad u cadaadinayay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 4

arki Xaakinnada 4:3 macnaha guud