Xaakinnada 5:10 KQA

10 Bal taas ka warama kuwiinna dameerraha cadcad fuushan, Iyo kuwiinna ku fadhiya gogosha wanaagsan, Iyo kuwiinna jidka marow.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 5

arki Xaakinnada 5:10 macnaha guud