Xaakinnada 5:15 KQA

15 Oo amiirradii reer Isaakaarna waxay la jireen Debooraah; Oo sidii reer Isaakaar ahaa ayaa Baaraaqna ahaa; Oo xagga dooxada ayay u ordeen iyagoo daba socda. Oo biyo mareenka reer Ruubeen agtiisa Wax weyn baa lagu goostay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 5

arki Xaakinnada 5:15 macnaha guud