Xaakinnada 6:14 KQA

14 Markaasaa Rabbigu isagii eegay, oo wuxuu ku yidhi, Xooggaagan ku tag, oo reer binu Israa'iil ka badbaadi gacanta reer Midyaan. Sow kuma aanan dirin?

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:14 macnaha guud