Xaakinnada 6:37 KQA

37 bal eeg, meesha sarreenka lagu tumo ayaan dhigayaa dhogor idaad, haddaba haddii dharab qoyo dhogorta keliya oo dhulka kale oo dhammuna uu engegnaado, markaasaan ogaanayaa inaad gacantayda ku badbaadinaysid reer binu Israa'iil, sidaad ku hadashay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 6

arki Xaakinnada 6:37 macnaha guud