Xaakinnada 7:12 KQA

12 Oo reer Midyaan iyo reer Camaaleq iyo reer barigii oo dhammu waxay ku jireen dooxadii, iyagoo u faro badan sida ayax oo kale, oo geelooduna tiro ma lahayn, oo waxay la faro le'ekaayeen cammuudda badda xeebteeda taal.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:12 macnaha guud