Xaakinnada 7:2 KQA

2 Markaasaa Rabbigu wuxuu Gidcoon ku yidhi, Dadka kula socdaa way igu badan yihiin inaan reer Midyaan gacanta u soo geliyo, waayo, waaba intaasoo ay reer binu Israa'iil ii faanaan, oo ay isyidhaahdaan, Gacantaydaa i badbaadisay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:2 macnaha guud