Xaakinnada 7:20 KQA

20 Markaasay saddexdii guutoba buunankii afuufeen, oo jalxadihiina way burburiyeen, oo qoryihii ololayayna waxay ku wada qabsadeen gacanta bidix, buunankiina gacanta midig inay afuufaan, oo waxay ku wada qayliyeen, Seeftii Rabbiga iyo Gidcoon.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:20 macnaha guud