Xaakinnada 7:6 KQA

6 Oo kuwii leefleefay oo calaacalahooda afka saaray tiradoodii waxay noqotay saddex boqol oo nin; laakiinse dadka intiisii kale way wada jilba joogsadeen inay biyihii cabbaan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 7

arki Xaakinnada 7:6 macnaha guud