Xaakinnada 8:11 KQA

11 Kolkaasaa Gidcoon u kacay xagga kuwii teendhooyinka degganaa oo ku jiray meel bari ka xigta Nobax iyo Yaagbehaah, oo wuxuu laayay ciidankii, maxaa yeelay, ciidanku nabad buu u fadhiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 8

arki Xaakinnada 8:11 macnaha guud