Xaakinnada 8:19 KQA

19 Isna wuxuu yidhi, Waxay ahaayeen walaalahay oo ah wiilashii hooyaday; oo haddii aad iyagoo nool bixin lahaydeen, Rabbiga nool baan ku dhaartaye, idinma aan laayeen.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 8

arki Xaakinnada 8:19 macnaha guud