Xaakinnada 8:24 KQA

24 Oo haddana Gidcoon wuxuu ku yidhi, Waxaan idin weyddiisan lahaa in ninkiin waluba i siiyo hilqadihii uu boolida u helay. (Waxay haysteen hilqado dahab ah, maxaa yeelay, waxay ahaayeen reer Ismaaciil).

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 8

arki Xaakinnada 8:24 macnaha guud