Xaakinnada 9:24 KQA

24 in dulmigii lagu sameeyey toddobaatankii wiil oo Yerubbacal uu yimaado, oo dhiiggoodii la saaro walaalkood Abiimeleg oo iyaga dilay, iyo dadkii reer Shekem oo gacmihiisa xoojiyey inuu laayo walaalihiis.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 9

arki Xaakinnada 9:24 macnaha guud