Xaakinnada 9:27 KQA

27 Markaasay beeraha tageen, oo canabkoodii soo gurteen, oo waxay ku tunteen midhihii canabka, wayna iideen, oo waxay galeen gurigii ilaahood, oo wax bay cuneen oo cabbeen, oo waxay caayeen Abiimeleg.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 9

arki Xaakinnada 9:27 macnaha guud