Xaakinnada 9:31 KQA

31 Markaasuu hoos ahaan wargeeyayaal ugu diray Abiimeleg, oo wuxuu ku yidhi, Bal eeg, Gacal ina Cebed iyo walaalihiis ayaa Shekem yimid, oo magaaladiina wuu kugu diray.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 9

arki Xaakinnada 9:31 macnaha guud