Xaakinnada 9:36 KQA

36 Oo Gacalna markuu arkay dadkii wuxuu Sebul ku yidhi, Bal eeg, dad baa buuraha dushooda ka soo degaya. Sebulna wuxuu ku yidhi isagii, War waxaad arkaysaa oo dad moodaysaa buuraha hooskooda.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 9

arki Xaakinnada 9:36 macnaha guud