Xaakinnada 9:5 KQA

5 Markaasuu reerkii aabbihiis ugu tegey Coofraah, oo wuxuu isku dhagax dushiis ku laayay walaalihiis ilmo Yerubbacal oo ahaa toddobaatan qof; laakiinse garuddambayskii Yerubbacal oo ahaa Yootam ayaa hadhay, waayo, wuu dhuuntay.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 9

arki Xaakinnada 9:5 macnaha guud