Xaakinnada 9:7 KQA

7 Oo markii taas loo sheegay Yootam ayuu tegey oo wuxuu isku taagay Buur Gerisiim dusheedii, oo intuu qayliyey ayuu codkiisii kor u qaaday oo yidhi, Bal i maqla, dadka reer Shekemow, in Ilaah idin maqlo.

akhri dhamaystiran cutubka Xaakinnada 9

arki Xaakinnada 9:7 macnaha guud