Xaggay 1:11 KQA

11 Oo anigu abaar baan u yeedhay, oo waxaan ku soo dejiyey dhulka, iyo buuraha, iyo hadhuudhka, iyo khamriga, iyo saliidda, iyo waxaa dhulka ka soo baxa, iyo dadka, iyo duunyada, iyo hawsha gacmaha oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Xaggay 1

arki Xaggay 1:11 macnaha guud