Xaggay 1:13 KQA

13 Markaasaa Xaggay oo ahaa wargeeyihii Rabbiga dadkii u sheegay farriintii Rabbiga, oo wuxuu ku yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Anigu waan idinla joogaa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaggay 1

arki Xaggay 1:13 macnaha guud