Xaggay 1:2 KQA

2 Rabbiga ciidammadu sidanuu u hadlaa oo wuxuu leeyahay, Dadkanu waxay yidhaahdaan, Wakhtigii weli lama gaadhin, wakhtigii guriga Rabbiga la dhisi lahaa weli lama gaadhin.

akhri dhamaystiran cutubka Xaggay 1

arki Xaggay 1:2 macnaha guud