Xaggay 2:9 KQA

9 Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Ammaanta gurigan dambe waa ka sii weynaan doontaa tan kii hore. Oo Rabbiga ciidammadu wuxuu leeyahay, Meeshan dhexdeeda ayaan nabad ku siin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Xaggay 2

arki Xaggay 2:9 macnaha guud