Yashuuca 12:6 KQA

6 Addoonkii Rabbiga oo Muuse ahaa iyo reer binu Israa'iil baa laayay iyagii, oo addoonkii Rabbiga oo Muuse ahaa ayaa reer Ruubeen iyo reer Gaad, iyo reer Manaseh badhkood hanti ahaan u siiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 12

arki Yashuuca 12:6 macnaha guud