Yashuuca 13:23 KQA

23 Reer Ruubeen dalkooduna wuxuu ahaa Urdun, iyo inta soohdintiisa ah oo dhan. Kanu waa dhaxalkii reer Ruubeen iyo sidii reerahoodu ahaayeen, iyo magaalooyinkoodii iyo tuulooyinkoodiiba.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 13

arki Yashuuca 13:23 macnaha guud