10 Markaasaa Yashuuca Shiiloh ugu saami riday iyagii Rabbiga hortiisa; oo halkaasaa Yashuuca reer binu Israa'iil ugu qaybshay dalkii sidii ay u kala qaybsanaayeen.
akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 18
arki Yashuuca 18:10 macnaha guud