Yashuuca 18:13 KQA

13 Oo soohdintu waxay halkaas uga gudubtay Luus (taasoo ah Beytel), iyo ilaa dhinaceeda koonfureed, oo soohdintu waxay ku dhaadhacday Cataarood Addaar, taasoo u dhow buurta ku taal Beytxooroonta hoose xaggeeda koonfureed.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 18

arki Yashuuca 18:13 macnaha guud