Yashuuca 18:4 KQA

4 Haddaba qabiil walba saddex nin kala soo baxa; oo anigu iyaga waan diri doonaa, markaas waa inay kacaan, oo dalka dhex maraan, oo soo kala tilmaamaan siday u kala dhaxlayaan, oo markaas waa inay ii yimaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 18

arki Yashuuca 18:4 macnaha guud